17th July 2026  admin  Category :

Lamaane u dhashay dalka Turkiga oo dhowaan ku aqal galay Şanlıurfa, Turkey, ayaa dadkii martida u ahaa oo u imnayey ka codsaday intay Hadyado u soo qaadi lahaayeen iyaga ay ku haboon tahay hadyado u soo qaadaan Caruur agoon iyo dad masaakiin ah oo arooska lagu casumay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*