26th July 2024  admin  Category :

Madaxweyne Siciid Deni Oo Ku Dhawaaqay Inuu Yahay Musharax Madaxweyne.

Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa caawa magaalada Garoowe uga dhawaaqay inuu yahay musharax u taagan xilka madaxtinimo ee Soomaaliya, maalmo yar kadib markii maamulkiisa uu soo xiray xulashadii golaha shacabka.

Masaxweyne Siciid Deni ayaa hadalkan ka jeediyay munaasabad uu kula hadlayay xildhibaanadii Puntland ku metelaya baarlamaankan 11-aad, isagoo ka dalbaday iney kala shaqeeyaan sidii isbedel dhab ah uu dalka uga dhici lahaa oo ay isaga codka u siin lahaayeen.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*