26th July 2024  admin  Category :

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa kula dardaarmay inay dardargeliyaan doorashada Xildhibaannada dhiman, inay dhaqan geliyaan jadwalka ay soo saareen.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Muuse Geelle Yusuf oo uu kala hadlay hirgalinta jadwalka shahaaddo siinta iyo dhaarinta Xildhibaannada ee guddigu shaaciyay iyo dhammeystirka doorashada Xildhibaannada harsan.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa kula dardaarmay inay dardargeliyaan doorashada Xildhibaannada dhiman, inay dhaqan geliyaan jadwalka ay soo saareen.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*