27th July 2024  admin  Category :

Shirkii Nabadaynta Galkacyo Oo Lasoo Xiray

Shirkii looga hadlayay nabad-gelyada magaalada Gaalkacyo ee ka socday Garoonka Diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf Axmed ayaa soo idlaaday.

Qodobada shirkaan kasoo baxay waxay ahaayeen saddex qodob oo kala ah.

1: In xabbada la joojiyo oo la magacaabo guddi isku dhaf ah.

2: in  in labataanka bishaan la isugu tago magaalada Kismaayo .

3: iyo In si dhab ah looga wada hadlo waxyaalaha muranka dhaliyay.

https://youtu.be/Ke3xtLX0zzY

SAWIRRO

unnamed-1unnamed-3unnamed-4unnamed-5unnamed

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*