26th July 2024  admin  Category :

Siyaasiyiinta  beesha Hawiye goormay ogaanayaan in Garoonka Gaalkacayo uu magaciisu yahay Garoonka Diyaaradaha ee caalamiga ee ku yaal magaalada Gaalkacayo

Garoonka Diyaaradaha caalamiga ee caasimadda Soomaliya ee Muqdisho, oo maanta lagu magcaabo garoonka Aadan cade, waxa loogu magac daray madaxweynihii hore ee Soomaaliya.

In garoonka Muqdisho loogu magac darao oo lagu maamuuso madaxweynihii hore ee Soomaaliya Allah ha u naxariistee  Adan Cade  waxa ka danbeeyey Allah u naxariistee madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdulaahi Yuusuf oo fahansanaa dawladnimo iyo Qaranimo waxay tahay.

Maanta Siyaasiyiintii beesha Hawiye iyo warbaahintoodu iyaga oo marti ku ah garoonka diyaaradaha Caalamiga ee Cabdulaahi Yuusuf ee magaalada Gaalkacayo ayeey waxay inkirayaan xaqiiqda dhabta ah ee ka jirta  Gaalkacyo iyo in Garoonka Cabdulaahi Yuusuf ay magaciisa ugu yeeraan. Waxayna ugu yeerayaan  Garoonka Gaalkacayo. Halka ay ka ahayinay ugu yeeraan Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ee Cabdulaahi Yuusuf ee ku yaal “magaalada Gaalkacayo.

Hoos ka daawo heshiiskii maanta lagu qabtay garoonka diyaaradaha Cabdulaahi Yuusuf ee magaalada Gaalkacayo ee lagu marti geliyey Bulshada Caalamka iyo Soomaali badan

.


img_4246 img_4259 img_4262 img_4263 img_4265 img_4271 img_4275 img_4295 img_4297 img_4309 img_4310 img_4318 img_4329 img_4338 img_4344 img_4358 img_4363 img_4367 img_4368 img_4369 img_4371 img_4376 img_4380 img_4386 img_4390 img_4391 img_4393 img_4396 img_4398 img_4411 img_4416 img_4433 img_4440 img_4442 img_4450 img_4454 img_4457 img_4466 img_4467 img_4469 img_4470 img_4471 img_4476 img_4481 img_4484 img_4499 img_4505 img_4529 img_4531 img_4535 img_4538 img_4543 img_4546 img_4547 img_4550 img_4552 img_4557 img_4566 img_4567 img_4570 img_4576 img_4584 img_4587 img_4604 img_4610 img_4615 img_4619 img_4631 img_4638 img_4643 img_4662 img_4665 img_4709 img_4711 img_4722 img_4739 img_4743 img_4759

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*