29th March 2024  admin  Category :

Sheekh Shariif oo shukaansanaya inuu   Ra’isawaasre  u noqdo Sharmaarke.

Musharaxa ugu cad cad ee loo badinayo inuu noqdo madaxweynaha soo socda ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke iyo Gudoomiyihii hore ee ururkii xag jirka ahaa ee  Maxaakiimta Soomaaliya.  oo  markii danbe markii lagu daray Baarlamaanka Soomaaliya   dhowr boqol oo xildhibaan    noqday madaxweynaha Soomaaliyeed  Sheekh Shariif ayaa caawa ku kulmay Huteel ku yaala magaalada Nairobi oo ah xarunta caasimadda Kenya.

kulan-1

Inkaskasta oo aan la ogayn  caawa waxay  ku wada hadleen labadad siyaasi. Hadana maalmo ka hore madaxweynihii Soomaaliya Skeekh Shariif  isaga oo la hadlaya qaar ka mid taageeerayaashiisa waxa uu sheegay in Raisawasaaraha soo socda  oo uu radsadaa ay uga dhowdahay ama uga fududahay inuu raadsado madaxweyne Soomaaliyeed

ALLSANAAG.COM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*