29th March 2024  admin  Category :

Jawaari  oo  u diiday in uu RW  Saacid  is difaacao ayaa maanta mar labaad isu soo  sharaxaya Gudoonka Baarlamaanka Soomaaliya.

Gudoomiyihii hore  ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sh, Cismaan Juwaari , oo horay  diiday in baarlamaanka Soomaaliya ay  hor yimaadaan oo  ay iska difaacaan mooshino xilka looga qaadayey dhowr Ra’sawasaare oo  dalka soo maray,  ayaa maanta mar labaad doonaya in tii oo  kale sameeyo oo loo doorto gudoonka Baarlamaanka Soomaaliya

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*