
30th September 2023 admin Category :
Dawladda federaalku guriga waa inay albaabka ka soo gashaa oo ay soo martaa nidaamka federaalka, Sidaa waxa yiri madaxweynaha Jubbland Sayid Axmed
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) iyo ” Ururada Bulshada gobolka Baanadir oo booqanaya gobolka Gedo iyaga oo aan wargelin maamulka Jubbland.