2nd December 2023  admin  Category :

Jidkii Barakaysnaa ee Ceel daahir oo maanta Badhan dhex jooga

$35,000 oo ay iska ururiyeen xaafadaha magaaladda Badhan ee Gobolka Sanaag, ayaa lagu wareejiyey guddiga dhismaha wadada Ceeldaahir-Ceergaabo

Lacagta hada la wareejiyey ayaa Guddiga wadada ee heer Gobol, waxay ku warejiyeen Guddiga wadada ee heer Puntland, labada guddi ayaa u mahadceliyey dadkii dhaqaalahan ku deeqay.

Wejiga kowaad ee shaqada dhismaha wadada Ceeldaahir – Ceergaabo, ayaa hada maraya bartamaha magaaladda Badhan.

Xaafadaha degmada Badhan oo ku tartamata horumarka

Lix iyo labaatan kun sideed boqol iyo Afartan kun

$ 70, 000 oo lagu deeqay jidka Barakaysan

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*