27th July 2024  admin  Category :

Sawirka maanta haddii ay Imaaraadku shiteen  nalka Cagaaran,oo macnihiisu yaahy ha la socdo   Soomaalina  waxa looga baahan yahay in ay  iyaguna shitaan Nalka Guduudan  oo lagu joojinayo faragelinta ay  Imaaraadku  ku hayaan dalkeena. SNM, iyaga waxa u daaran nalka Jaalaha ah ee waqtigiisu  gaaban yahay  ee   la sugo inta Cagaarku iyo Casaanku is bedelayaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*