27th July 2024  admin  Category :

Sawirkan kuwa laga qaaday iyo kuwa  daawaday toona ma ilaawi doonaan

Waa Caruurtii Ceel Daahir oo biyaha Togga Durdur ka gudbaya  iyaga oo xargo cuskanaya. waxayna u sii  socdaan  magaalaca Carmo si ay halkaas ugu soo galaan Imtixaanka fasalka Afraad ee Dugsiyada sare oo maanta ardada Soomaaliyeed gelayaan.  Magaalooyin badan oo ka mid ah Gobolka Bari oo ay ka mid yihiin Galgala iyo Ceel Daahir ayaa caruurtii noqotay qaar aan wax baran iyo kuwo noloshaa adag wax ku baranaya.

Waa Ra’isawasaaraha Soomaaliya oo booqnaya qaar ka mid ah dugsiyada Muqdisho oo imtixaanka lagu gelayo

Sawirka Salman Jamal Said.Sawirka Salman Jamal Said.

Sawirka Salman Jamal Said.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*