3rd October 2023  admin  Category :

Indho Indho,  oo ka mid ahaa koox siyaasiyiin Somaliland ah  oo aan  si aan caadi ahayn ugu dabaal degay sanadka cusub ee Miilaadiyada, ayaa isaga oo aan  weli kala miirmin ka hadlay Ergaygii Qaramada midoobey ee Soomaaliya laga mamnuucay. Wuxuu ka soo jeedaa beesha Dhulabahante dabaal degii sanadka cusub ayaa ka dhigay beesha Isaaq wuxuuna ku doodayaa in beeshiisa Diyaarado Somali ku garaacday.

Indho Indho, waa Xildhibaan ka mid ah guurtida Somaliland

Maraykanka ayaa idin aqoonsanaya

 

Waa Been cad

Ilma Mooge ayaa ila soo hadlay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*