26th March 2024  admin  Category :

Imisa Safiir oo ka soo jeeda beesha Hawiye  ayuu  Xasan Culusoow magcaabay?

1 Beesha Habar Gidir 3 safiir

Safaaradda Itoobiya (Sacad)
Safaaradda Sudan (Saleemaan)
Safaarada Mareykanka gaar ahaan Wakiilka
Qaramada Midoobay (Ceyr)

2-Beeesha Abgaal waxay leeyihiin 2 Safiir oo kala ah

Boqortooyada Sacuudiga +Baxreyn
iyo Safaarada Jarmalka

3-Beesha Xawaadle labo Safiir

Turkiga
Ruushka


4-Beesha Jajeele hal-Safiir

Safaarada Qadar

5-Beesha Gaal Jecel hal Safiir

Wadanka Al-Jeeriya

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*