
2nd March 2025 admin Category :
Imisa Safiir oo ka soo jeeda beesha Hawiye ayuu Xasan Culusoow magcaabay?
1 Beesha Habar Gidir 3 safiir
Safaaradda Itoobiya (Sacad)
Safaaradda Sudan (Saleemaan)
Safaarada Mareykanka gaar ahaan Wakiilka
Qaramada Midoobay (Ceyr)
2-Beeesha Abgaal waxay leeyihiin 2 Safiir oo kala ah
Boqortooyada Sacuudiga +Baxreyn
iyo Safaarada Jarmalka
3-Beesha Xawaadle labo Safiir
Turkiga
Ruushka
4-Beesha Jajeele hal-Safiir
Safaarada Qadar
5-Beesha Gaal Jecel hal Safiir
Wadanka Al-Jeeriya