
22nd March 2023 admin Category :
Shiine Culay iyo Ra’isul wasaaraha Soomaaliya oo caawa ku kulmay Brussels–
Shiine Culay oo ah khabiir Soomaaliyeed oo ka faalooda siyaasadda Soomaaliya, aadna ula dhacsan hogaanka iyo habka uu Raisulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre uu dalka u hogaamnayo ayaa caawa kula kulmay Brussels– oo ah Caasimadda dalka Belgium.