10th July 2026 admin Category :
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble, oo uu wehelinayo Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa kormeer ku tagay Dekeda Magaalada Kismaayo.