8th February 2023  admin  Category :

Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda, Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa caawa Qasriga Madaxtooyada Casho Sharaf ugu sameeyay Wasiirada Caafimaadka ee Heer Federaal iyo Dowladaha xubnaha ka ah DFS oo maalmahan Shir uga socday Garoowe.

Kulanka waxaa sidoo kale ka qeybgalay Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaradaha Caafimaadka DFS, Dowladdaha Xubnaha ka ah DFS iyo Maamulka Gobolka Banaadir.

May be an image of 1 person, sitting and indoor
May be an image of 7 people, people sitting, people standing and indoor
May be an image of 3 people, people sitting and indoor
May be an image of 4 people, people sitting, suit and indoor
May be an image of 4 people, people sitting and indoor

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*