26th July 2024  admin  Category :

Raysulwasaaraha xukumada fadaraalka Somalia Xasan Cali Kheyre iyo wafdi balaadhan oo uu horkacayo ayaa maanta gaadhay magaalada Kismaayo.Wafdiga Raysulwasaaraha oo ka koobnaa golaha wasiirada ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Kismaayo kusoo dhaweeyay madaxweynaha Jubaland iyo masuuliyiin kamid ah dowlad goboleedka Jubaland.Shirkii Golaha wasiirada ayaa maalinta barri ah ka dhici doona magaalada Kismaayo.

Raysulwasaare Kheyre ayaa sheegay in booqashada Kismaayo ay muujinayso midnimo iyo in dowladu ay diyaar utahay in shacabkeedu la xisaabtamo wuxuu intaas kudaray inuu ku faraxsan yahay inuu shir gudoomiyo shirka golaha wasiirada ee barri ka dhici doono magaalada Kismaayo.Hoos ka daawo sawiradakismaayo gole wasiiro

kismaayo gole wasiiro1

kismaayo gole wasiiro2

kismaayo gole wasiiro3

 

kismaayo gole wasiiro5

,

Did you like this? Share it:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*