26th July 2024  admin  Category :

Ma haboon tahay in bulshada Soomaaliyeed lagu sameeyo kalla sooc iyagoo jooga dalkooda hooyo? Hadaba, magaalada Ceerigaabo ayaa waxaa ka dhacay mudaaharaad kaas oo looga soo hor jeedo bulshada Raxanweeyn ee ku ganacsata suuqyada Ceerigaabo. Mudaaharaadkan ayaa waxaa soo abaabulay koox ka tirsan SNMta oo ay madax martay naceeybka Soomaalinimada.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*