28th March 2024  admin  Category :

Dhawaqa Rasaasta Oo Laga Maqlaayo Gudaha Laascaanood..

Waxaa Magaalada laascaanood Hada oo saqdii dhexe saacaddu dhaaftay  Is qabsaday Diryanka rasaasta.

Weerarkan Ayaa ka socda mid kamid ah saldhigyada Maamulka SNM ee laascaanood.

Dhawaqa rasaasta Oo Si Darandoori ah Usocda ilaa hada macada khasaaraha ka dhashay.

Weerarkan Ayaan cadeen cida Fulissay balse waxaa ay u Badan tahay In uu kamid yahay Weerarada Qorshaysan ee Ciidamada Xorenta Sool ay ka fuliyaan Gudaha laascaanood,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*