![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2018/06/31a-1-624x868.jpg)
26th July 2024 admin Category :
Wasiiru dowlaha Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya oo ka horyimid dhismaha Guddigii Isgaarsiinta Qaranka
Wasiir dowlaha Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Bile Nuur ayaa ka horyimid magacaabida Guddiga Isgaarsiinta Qaranka oo uu dhowaan qoraal ku soo saaray Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Cabdi Canshuur Xasan.