27th April 2024  admin  Category :

Inta badan shacabka ku dhaqan Burco iyo Hargeeysa waxaa maalin kasta la isku dayaa in laga iibiyo been la soo casriyeeyay taasoo ay ku kacayaan siyaasiyiinta maamulka Hargeeysa. Hadaba, muuqaalka hoose waxaad ku arki kartaan Faysal Cali Wareebe oo iska dhigaya in uu ka hadlayo shir caalami ah, balse waxaad ku arki kartaan muuqaalka hoose dad fadhiya Faysal gadaashiis oo sii jeeda, isaguna uu kalligii meel iska hadlayo. Bal intaad daawato muuqaalka hoose, yaad u malleeneeysaa inuu Faysal la hadlayo?

https://youtu.be/piQjo0ZFCmY

Muuqaalka hoose waa shirkii ka dhacay London,  waxaadna ku arki kartaan sida ka soo qeeyb galayaasha ay isku dhageeysanyaan taas oo marba qof la siinayo hadalka. Balse midda Faysal waa marin habaabin ku socota shacabka masaakiinta ah.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*