28th March 2024  admin  Category :

Ra’iisal Wasaaraha Ingiriiska, Theresa May, ayaa ka badbaaday codka kalsoonida in lagala noqdo kadib markii cod loo qaaday. Waxaa codka uu noqday 306 doonayey in ra’iisal wasaaraha kalsoonida lagala noqdo, meesha 325 ay ka soo horjeesteen in la riddo ra’iisal wasaraarha. Codka kalsoonida ayaa sabab u ahaa kadib markii la isku afgaran waayey ka bixitaanka Ingriiska uu ku doonayey ineey kaga baxaan Yurubta Midoowday.

Hadaba, goorma ayeey baarlamaanka Soomaaliya ay u guddan doonaan shaqadooda sida ay ummadaha kalle ee adduunka ay u gudanayaan waajibaadka saaran, iyadoo laga gudbayo lacagaha laaluushka ah ee la kalla qaadanayo, iyadoo codka la siinayo hadba kii lacag badan bixiya?

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*