26th March 2024  admin  Category :

Madaxweeynaha Jubaland Ahmed Madoobe ayaa socdaal ku jooga magaalada Dhoobley. Socdaalka ayaa ku aadan laba qodob oo kalla ah abaabul guud oo ku aadan sidii dhulka looga xoreeyn lahaa argaggixisada iyo u kuur gellid ku aadan xaaladda guud ay ku suggan yihiin dadka deegaanadaas.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*