26th July 2024  admin  Category :

Qofkii ugu d’ada weynaa oo ka kaca ama ka bogsada xanuunka Coronavirus

Waxay jirtaa 113- waxa la rumaysan yahay inay tahay qofka ugu da;da weyn dalka Spain- waxay ka bogsootay xanuunka Coronavirus.

Maria Branyas xanuunku wuxuu ku dhacay bishii March, laakiin markii dhowr Asbuuc ay go’doon ay ku jirtay, hadda way ladnaatay

Taas macnaheedu waxa weeye Allah waa ka bad baadiyey Hargabkii Malaayiinta laayey ee 1914 1918, dagaalkii sokeeye ee Spaanashka 1936-39 iyo hadda coronavirus.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*