29th March 2024  admin  Category :

Allah ha u naxariistee labo Wiil ayaa baadiyaha magaalada Xingalool waxa qaniinyo sumaysan ku dilay Bahal hoose . Labadan wiil ayaa waxa dhalay Ahmed Halange , Caruurtan oo da’doodu ahayd 6 jir iyo 5 jir ayaa lagu magcaabi jiray Cabdiwali iyo Cabdiqani Bahda Allsanaag waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii ay caruurtu ka geeriyoodeen

Waa kan Bahalkii caruurta Qaniinyada sumaysan ku silay oo la dilay

Image may contain: one or more people and outdoor

Image may contain: outdoor

ALLSANAAG.COM, NEWS@ALLSANAAG.COM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*