23rd October 2024  admin  Category :

Ciyaartooydii Soomaaliyeed oo looga dhuuntay Huteel dal kale ku yaal

Ciyaart0oydii ku ciyaaraysay magaca Qaranka Soomaaliyeed ee qurbaha laga keenay ayaa hadda iska soo duubay muuqaal murugo ah. Waxay sheegeen inay ku xayiran yihiin dalka Jabuuti oo uu xiriirka kubadda cagta dalka uga dhuuntay.

Ciyaartoydan ayaa sheegay in looga baxay ballantii ahayd in laga bixinayo Tiket-ka ay dib ugu laamanyaan , balse hadda lagu booday. Mid kamid ah ayaa yiri “ waxaan idinka baryaynaa inaad noo jartaan Tikit raqiis ah

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*