28th January 2023  admin  Category :

Maleeshiyaadka SNM ayaa soo xir xiray dhalinyaro ka soo jeeda beesha Samaroon oo ku labisan calanka Soomaaliyeed

Maleeshiyaadka beelaha Isaaq ee SNM ee Magaalada Boorame ee Gobolka Awdal ayaa shalay gelinkii danbe soo xixiray dhalinyaro ilaa 45 gaareysa oo ay kuu eedeeyeen inay iyagoo ku labisan dharka calanka Soomaaliya ay sawiro iska qaadayeen si ay baraha bulshada ugu faafiyaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*