26th April 2024  admin  Category :

Qaadwalayaasha SNM ayaa maanta xoog ku soo geliyey Qaad magaalada labaad ee ugu weyn maamulka SNM ee Burco . Maleeshiyaadkan oo horay amni xumo ugu hayey gobolada Sool iyo Sanaag ayaa Mulkiilayaasha QaadKA hadda siiyaan lacag ka badan tii ay maamulku siin jireen. Waana sababta keenta in maanta Xoog ku soo galaan Burco

One thought on “Qaad wadayaal dhoola tus sameeyey

Leave a Reply to Mustafamn2019@gmail.com Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*