28th May 2022  admin  Category :

Weriyaha CBS Weijia Jiang, oo AH Asian American ayaa TRUMP ku cunsiriyeey Aqalka Cad. Mar hore

WEIJA: Waa maxay tartankan aad kula jirto bulshada Caalamka halka Maraykanku maalin walba ay dhimanayaan.

TRUMP: Waxay ahayd inaad su’aashaa waydiiso Shiinaha

WEIJA: Maxaad sidaa aniga iigu leedahay, oo aad ii Bartimaamaysanaysaa?

TRUMP: Waxaan u sheegayaa qof kasta oo i waydiiya su’aal khariban oo taada la mid ah

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*