19th May 2024  admin  Category :

Puntland oo ka soo horjeesatay sharciga doorashada ee Golaha Wasiirada ansixiyeen

Dowladda Puntland ayaa soo saartay War-saxaafadeed ay si cad uga soo horjeesatay go’aanada aan waafaqsanayn Dastuurka kumeel gaar ah ee Dalka sida diyaarinta iyo wax ka badalka xeerka Batroolka Dalka iyo ansixinta xeerka lagu sheegay kan doorashooyinka Dalka oo maanta ay ansixiyeen gollaha xukuumadda dowladda federaalka ah.

Image may contain: text

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*