
14th July 2025 admin Category :
Puntland oo ka jawaabtay in Sanaag lagu daro Khaatumo ayaa ku tilmaantay ‘gef’ ay tahay in isimmadu raalli-gelin ka bixiyaan.
“Sanaag & Haylaan waxay aayahooda ka tashadeen 1998, meeshii la doono loogama gacan haatin karo.” — Wasiiru-dowlaha Duulista-hawada Puntland Siciid Maxamed Warsame