26th July 2024  admin  Category :

Wasaarada Cadaalada Puntland iyo cullimada maxeey ka yiraahdaan dadka qooleeysatada ah ee xajka ku qaaliyeeyay dadkii soo gudan lahaa acmaasha xajka? Dalka Soomaaliya ayaa marka la barbar dhigo dalalka kalle ee Afirika noqday dalka ugu qaalisan ee qof ka soo xajiyo. Cabashooyin ay gudbiyeen maamulada dalka oo ay u gudbiyeen dawladda federaalka ayaan waxba laga qaban.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*