18th April 2024  admin  Category :

Waxaa magaalada Garoowe ee xarunta Puntland laga furay shaybaar lagu baaro danbiyada dhaca. Sheeybaarkan ayaa qeeby ka qaadan doona sidii loola tacaali lahaa dhamaan danbiyada dhaca, gaar ahaana kuwa la xiriira dilalka iyo kufsiga.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*