26th April 2024  admin  Category :

Puntland oo Codsatay in La Hakiyo Sharciga Duulista Hawada ee Barlamaanka Horyaala

Wasiirka duulista hawada iyo garoomada Puntland Xuseen Cismaan Lugatoor (Gabiley) oo warbaahinta kula hadlay magaalada Garowe ayaa qaadacay sharciga duulista hawada Soomaaliya oo horyaala golaha aqalka sare ee dalka.

Wasiirku wuxuu sheegay in sharcigan aanu ka turjumaya nidaamka federaalka, islamarkaana aan laga talagalin maamul goboleedyada xubnaha ka aha dowladda federaalka

“Puntland waxay leedahay hawada ugu ballaaran Somaliya , marka laga hadlay hawada, Puntland waxay leedahay 6 Garoomo diyaaradeed oo shaqeeya” ayuu yiri Wasiirku

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*