26th July 2024  admin  Category :

Maamulka Puntland oo diyaar garoobay la dagaalanka Cudurka Corona Virus

Wasaaradda Caafimaadka Puntland ayaa garoonka diyaaraddaha Boosaaso ku diyaarisay kooxo caafimaad oo dadka dibada dalka ka imaanaya ka baaraya cudurka Corona Virus

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*