26th July 2024  admin  Category :

Wefti uu hogaaminayo Gudoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibril oo gaaray Degmada Dhahar ee xarunta Gobolka Hayland.

Weftiga Gudoomiyaha oo maalmihii dambe ku sugnaa magaaloyin ka tirsan Gobolka Sanaag ayaa galabta gaaray magaalada Dhahar ee xarunta gobolka Hayland, waxaana ay u kuurgalayaan xaaladda Ciidamada, oo loo diiwaangelinayo hab casri ah, kaas oo xoojinaya tayadooda iyo inay si hufnaan-leh u helaan xuquuqdooda.

Weftiga Gudoomiyaha waxaa soo dhaweeyey Wasiirka Xanaanada Xoolaha, maamulka gobolka, kan degmada, waxgaradka iyo saraakiisha Ciidanka.

Image may contain: 6 people, people standing, sky and outdoor
Image may contain: 2 people, people standing, suit and outdoor

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*