19th April 2024  admin  Category :

Bulshada magaalada Qardho ayaa ka digay in Puntland nabadgelyo xummo loo horseedo, waxeeyna sheegeen in Puntland aysan ka jirin amni xummo. Hadaba, mid ka mid ah xubnaha baarlamaanka oo dhawaan su’aal weeydiiyey Madaxweeynaha Puntland, Siciid Ca/llaahi Deni, ayaa sheegay in Puntland ay ka jirto amni xummo taas oo ah mid aan waxba ka jirin.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*