29th March 2024  admin  Category :

Bulshada Gobolka Sanaag oo garab istaagtay Madaxweyne Deni oo ay is hayaan Mooryaan laga soo abaabulay Villa wardhiigleey oo cunaqabatayn ku haysa gobolka Sanaag

Odayaasha degmada Badhan ee gobolka Sanaag oo warbaahinta la hadlay ayaa soo dhowayey wax-qabadka xukuumadda Puntland ee talada haysaa, oo ay sheegeen ineywax-qabad badan oo dhinaca horumarinta ah fulisey muddada ay talada hayso

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*