15th August 2022  admin  Category :

Bulshada ku dhaqan magaalada Guriceel, ayaa soo dhaweeyay guddigii uu dhawaan magacaabay Shiikh Shaakir. Hadaba, dawladda federaalka ayaa dalka Soomaaliya ku soo siyaadisay khalkhal siyaasadeed iyo dadka oo madaxa la isku gesho si masaalix siyaasadeed oo gaar ah loogu gaaro.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*