29th March 2024  admin  Category :

Qaramada Midoobey oo qirtay waxaqabadka Madaxweynaha Puntland.

Soomaaliya intay Dawladnimada ahayd mar waxa loogu yeedhayey “Qabrigii kaalmooyinka marna dalka aduunka ugu musuqmaasaqa badan. Maanta taa waxa bedelay madaxweynaha Puntland oo dedaal ugu jira sidii uu uga bixi lahaa gacan hooroska shisheeyaha. Talaabadan maanta waxa Danjire James Swan oo ah Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaliya

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*