26th April 2024  admin  Category :

Oramada iyo USCdii 1991 maxay isaga mid yihiin? Oramadu sidii USCdii 1991 waa dad  aad u caraysan, Oramadu sidii USCdii1991, waa kuwo la oraday AK47 oo doonaya inay  waxay dilaan. Oramadu sida USCdii 1991 waa kuwo ku sugan degaano ay kaga badan yihiin qowmiyadaha ama beelaha kale oo ay dalka wadaagaan . Oramadi sidii USCDII 1991 ee Koonfurta Soomaaliya diyaar uma aha inay wax hogaamiyaan ee waa dad u socda aargoosi iyo waxay burburiyaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*