26th July 2024  admin  Category :

Odayaashii Isaaq oo doonayey inay Sool sii haystaan oo la kulmay mucaaradka madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas,

Odayaasha Isaaq, ee  ergada ka ahaa Muuse Biixi ayaa xitaa Mucaaradkii Puntland ku dhiiran waayeen inay warsaxaafdeed la galaan oo AY  warmurtiyeed soo wada saaraan. Mucaaradka madaxweyne Gaas oo ay ergada Muuse Biixi la kulmeen waxa ka mid ahaa wakiilkooda Puntland Cabdiraxmaan faroole

Markii danbe ergadii ka socotay beesha Isaaaq iyaga ayaa akhriyey qoraal ay soo qorteen

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*