18th April 2024  admin  Category :

Shacabka Magaalada Laascaanood oo Farriin U Soo Diray Ciidanka Difaaca Puntland.

Qaar kamid ah Haweenka magaalada Laascaanood ayaa markale fariin kasoo diray magaaladooda, taas oo ku socotay Puntland, waxayna ugu baaqeen in ay ciidamadooda soo dhaqaajiyeen oo ay xoreeyan shacabka magaaladaas oo ay haysatay 11kii sanno ee lasoo dhaafay

https://youtu.be/wFgp-PPzyAg

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*