27th April 2024  admin  Category :

Wiil yar oo laga helay degaanaddi laga hayaamay

Cunug yar ayaa laga helay degaanka Hayaaqla ee degmada Dhahar, waxaana loo badinayaa inuu ka lumay dadkii dhibaataysnaa ee  dhowaan ka hayaamay degaanadaas. Cunugan yar ayaa hadda ku sugan Guriga Keyse Jaamac Guure. Hadaba ciddii garanaysa waalidka wiilka yar dhalay fariintan ha gaarsiiyaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*