26th July 2024  admin  Category :

Xarunta baarlamaanka Soomaaliya

Kooxda Shariif Sakiin Gurigii ay gudoomiyaha ka ahaayeen waa sidan. Dal ma lagu aamni karaa

17 sano, gurigan waxa ka talinayey oo Gudoomiyaal ka ahaa  siyaasiyiin ka soo jeeda beesha   Raxanweyn oo Shariif Sakiin ka mid yahay. Waxay garan waayeen madaxdaasi  guriga Baarlamaanka ee Xildhibaanada  Soomaaliyeed hoyga u ah , wuxuu u baahan yahay dacayatir iyo in la ranjiyo. Maanta siyasiyiintii sidaas ahayd oo ku caan baxday tuugnimada iyo musuqmaasaqa  oo xitaa ku fashilmay inay gurigii ay ku sugnaayeen dayac tiraan, ayaa waxay leeyihiin waxaan doonayna inaan Soomaaliya madaxweyne ka noqono.

Gudoomiyihii ugu danbeeyey ee Gurigan Baarlamanka  madaxda ka ahaa Jawaari, inta uu gurigan burbursan oo afarta sano ku dhex jiray ka soo baxay, oo  hor istaagay ayuu yiri ” Sool iyo Sanaag Xildhibaano kuma laha waqooyiga Soomaaliya.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*