26th July 2024  admin  Category :

Reer Puntland Muqdisho kama heesayaan, kamana talinayaan

Ururka Xag jirka ah ee Hawiye Action Group ee Soomaaliya ka degi la’adahay ,  ayaa  qabiil ahaan uga hor istaagay in fanaan ka soo jeeda Puntland uu caawa ka heeso magaalada Muqdisho, oo horay u ahaan jirtay caasimad Soomaliyeed. Sida ilo lagu kalsoon yahay noo sheegeen in badan oo maamulka Banaadir ka mid ah ayaa fanaankan lagu magcaabo Axmed Biif u haystay inuu ka soo jeedo beesha Isaaq. Waana sababta ay raali uga ahaayeen wixii caawa ka horeeyey

Daawo Talfishanka  Beelaha Hawiye (TBH), OO xayeesiis iyo buun buuninuu samaynayo hobolada ka yimid magaalada Hargaysa. Halka ay caawa daqiiqadihii u danbaysay diyaargarowgiisa ay Isbaaro u dhigteen fanaanka Soomaaliyeed ee Axmed Biif,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*