27th April 2024  admin  Category :

Garaad Kulmiye Garaad Maxamed Garaad Dool Garaad Wiil-Waal oo ah Garaadka guud ee Kuumade (Beesha Absame iyo Adeerkood) oo ku hadlaya afka odayaasha Dhaqan dowlad deegaanka Somalida Itoobiya ayaa shacabka dowlad deegaanka Somalida Itoobiya Ugu baaqay in nabadgalyada deegaanka la ilaaliyo,

https://youtu.be/G-S5X4UiJqc

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*