16th April 2024  admin  Category :

Dalxiisle ka soo jeeda  dalka Ingiriiska   ayaa sadex saac gudahood lagu ganaaxay lacag ah  Dh170, 000, ka dib markii uu gaari qaali ah oo soo  kiraystay uu ku kaxeeyey xawaare aan caadi ahayn magaalada Dunai ee dalka Imaaraadka Carabta

 

Ninkan ayaa kiraystay gaariga lamborghini oo qiimihiisu yahay DH1.3 milyan,  isla dhowr saac ka dibna waxa la qabtay isaga oo jidka Sheikh Zayed  ku wada xawaare gaaraya 240 Kiiloomitir saacadiiba.

Dhowrkii saac oo gaariga watay xawaarihii ay Kamaraddu qabtay markii laysu geeyey, ganaaxiisii  wuxuu noqday 175,000 dirham, Gaarigan maalintii wuxuu ku kiraystay lacag gaaraysa   DH1,574.96

Labo iyo tobon ka mid ah ganaaxa la ganaaxay wuxuu ku socday 200km/h. Jid loogu talo galay 80km/h. Waana intii u dhaxaysay 2:30 am ilaa 5 am habeenkii bisha julay ahayd 31

 

 

A European tourist gained Dh170, 000 worth of fines, just three hours after driving his rented supercar in Dubai.

The man rented a DH1.3 million worth Lamborghini, which he drove at the reckless speed of 240kmph on Sheikh Zayed Road.

The car rental owner, Mohammed Ibrahim, stated that his company would also suffer heavy losses due to the vague procedures relevant to the case. When attempting to file a complaint against at the police station, he was told that it can only be processed in the case the client had not paid rent.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*