29th March 2024  admin  Category :

Ismaaciil Xaaji Nuur oo ay weli u afduuban yihiin Isimo iyo Guurti uu ka doonayey inay Warqado u saxiixaan hase yeeshee ka diiday

Waxaa magaalada Ceergaabo afduub loogu haystaa Boqor Ibraahim Maxamed Xasan (Gacma yare),  Guurti Siciid Maxamud Ismacil (Siciid Bidaar),  Nabadoon Siciid Farax Xasan (Siciid daandheer)  iyo oday dhaqameed tiro badan oo Ka soon wada jeeda Beesha Garabsare ee WARSANGELI . Arinta xadhiga odayada ayaa  daba socota dagaal bishii Noverber 2019  ay ku soo qaaden  beelo iyo marines ka Somaliland oo is garabsanayaa Toga Shidan iyo nawaaxigiisa halkaas oo ay  ku dileen dadkii Deegaanka kuna gurteen hantidii guryihiina dab qabadsiiyeen gawaadhidiina ku kaxaysteen. 

Dagaalkaas oo ku salaysan dhul balaadhsi, dagaalkaas oo soconayey  ilaa dhamaadkii bishii labaad 2020 01.03.2020 ayaa lagu heshiiyeye xabad joojin , in ciidamada la lakal qaado iyo in  15.03.2020 wada hadal nabadeed Ka furmo Ceergaabo Isimadan iyo odayada la xidhxidhay ayaa Tegey magaalada ceergaabo wakhtigii loo balamay wada hadal  nabada Ka hor iyagoo muujiyey iney diyaar u yihiin  Nabad iyo deris wanaaga,  balse nasiib daro  wax wadal ah  iyo cid u diyaar ah toona aanay la kulmin mudo gaadheysa March 15, 2020 ilaa April 11, 2020 .

Arinta as oo ku dhamaatay in la beegsado heel gaara iyadoo la isticmaalayo qabiil huwan shaadh maamul iyadoo odayada iyo dhaliyarada Beesha Garabsare ee Warsangeli guryaha lagala baxayo taas oo ah arimihii ay Beesha isaaq Ka cabatay dowladii Siyaad Bare.

ALLSANAAG.COM, NEWS2ALLSANAAG.COM

6 thoughts on “Odayaal Afduub loogu haysto Ceerigaabo

  1. raage

    Ka Faa’iideyso dhul dalxiiseedka Alle kugu maneeystay. Maxaynu kaga daya karnaa jasiirada Maldaives aynu jaarka ka nahay dhanka badweynta hindiya dhanka ka faa’ideysiga dalxiiska xeebaha habeen qora 750 doolar lagu seexdo. Olivia and Raul De Freitas had only planned to be at the five-star Cinnamon Velifushi Maldives, where rates start at $750 a night, for six days. https://www.tappok.com/a-couple-who-got-stuck-on-their-maldives-honeymoon-for-3-weeks-said-being-the-only-guests-at-the-res-22718.html

    Reply
  2. Oday

    Beeaha Nuux Cumar iyagaa iidoor keensaday Yube, dadkoodana maqli waayey markii looga digay dhul balaarsiga iidoorku wado
    Waa Allah mahadii hadii ay maanta fahmeen dhaqanka gunta isaaq, waxana loo baahan yahay kuwa kale ee mushaharku madax maray inay fahmaan dhaqanka xun ee cadaawada iyo ciilku ka buuxo ee isaaq qabo

    Reply
    1. RAAGE SAÏD

      WE ALL KNOW THAT 40% OF THE FINANCING OF THE AL SHABAAB MOVEMENT COMES DIRECTLY FROM HARGEISA !!!!!

      Reply
  3. dhasheeg

    Dudumo in ladugsado iyo inla deernsado layskuma daro
    haddii sadexsdii nin manta la heynlahaa wax lagu gorgortamo baa la heysanlahaa laakiin inta la cararto maxaabiis aad heysatey ee dhiig iyo xoolaba kaaga baxeen kuwaagii oo laheysto waa liidnimo
    waxa qaarkood

    Reply
  4. RAAGE SAÏD

    THE ISSAQS ARE OUR BROTHERS BUT SNM AND THE JEEGANS ARE OUR COMMON ENEMIES WE WILL NEVER TOLERATE THAT THEY QUALIFY AS “ETERNAL VICTIMS” WITH THE AIM OF “POLITICAL BENEFIT” CEERIGABO WILL BE LIKE GALKAIYO AND EVERYONE KNOWS IT !!!!!

    Reply
  5. Muqtar Ahmed

    Beelaha harti ee edoorka u shaqeeya sidan aya u wada dambeyn doonta,waana idin sheegay edoorku waa dhul doon ee ma ahan dad doon,edoorka cadaawada uu u qabo dhaman beesha daarood ahadad ogan laheydeyn walee idinka aya duulaan qaadi laha marka ama iska aamusa oo edoorka ku wareejiya dhulka ama intad tagtan garowe oo shir qabsatan idinka oo shacab iyo dowlad wada socda ah hal mar jiiraa laangaabayada idinku heysta kaliya af ka hadalka balse aan wax awood ah laheyn.

    Dagaalkii iyo dambeyay ee puntland iyo edoorka waad daawateyn muuse handaraab oo ku haayo yaa irirsamaale ah kadibna marku waayay cid hadasha yiri nabad ayan rabna nabad ayan rabnaa nabad ayan rabna,war adun weynow na caawiya,marka nin aan shantaata kaa reebin sharci been ah kaama reebo ee hartiyow waxad tihiin laandheere yaal ee edeb bara laangaabyadan afka dheer.

    Reply

Leave a Reply to dhasheeg Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*